Cayaartoy
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(cayaartoy, m.dh) Nin nooc cayaaraha ka mid ah loo tababbaray oo yaqaan sida loo dheelo. ld ciyaartoy¹.
Cayaartoy
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Gabar loo tababbaray nooc cayaaraha ka mid ah oo taqaan sida loo dheelo. 2. Koox ciyaar loo tababbaray sida kuwa kubbadda cagta iwm. ld ciyaartoy².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayaartoy ↴
ciyaartoy | ciyaartoy | tiim |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg