Cayayaandile
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)(kiim.) Walax kiimikaad loo isticmaalo in lagu dilo cayayanka ama nooleyaal kale oo waxyeelleeya miraha iyo geedaha kale oo la beeray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cayayaandile ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg