caymo
(m.dh)1. In ka samatabaxday hanti burbur ku dhacay. 2. Kaalmo aan badnayn oo la siiyo cid hantidii ay lahayd dhaaftay. ld caynaano.
caymo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-yntay, -ymatay)1. Wax halis ka samatabixid. 2. Xoolo lumay ama la dhacay in yar ka badbaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caymo ↴
caymasho [m.f.dh]
eeg caymo². ld caymad.
caynaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid caymo siin.
caynaano [m.dh]
ld caymo¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg