Caytan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Isdhaafsashada cay laba qof ama ka badan isdhaafsadaan. ld caytamid.
Caytan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Laba qof ama ka bdan cay isdhaafsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caytan ↴
caytamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg