ceelgee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)Xoolo aroorin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceelgee ↴
gaal [m.l] (-lo, m.dh)
1. Nin aan muslin ahayn. 2. Nin aan raxmad lahayn. 3. ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm). faranji
ceelgeeye [m.l]
Muruq weyn oo cududda geela labada dhinac uga jira.
ceelgeyn [m.f.dh]
eeg ceelgee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg