Ceeriin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Miro, hilib iwm oo aan bislaan. ld cayriin, qayriin, qeeriin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceeriin

ammaan | askax | cayriin | ceeriintahan | ceerin | kuwaatis | qamir | qamir | qariid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg