qariid
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Badar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.
qariid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Badar iwm ceeriin ku cunid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariid ↴
qariidid [m.f.dh]
eeg qariid².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg