Celiye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Suun dhuuban, jilicsan, xalleefsan, dun guduudan lagu qurxiyay oo gaaddada faraska iyo kooraha isuhaya.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga celiye

afceliye | suun |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg