Suun

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uuman, m.dh)

1. Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo. 2. Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado. 3. Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.

Suun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ur udgoon. 2. Daal iyo jiirago'safar dheer laga muto.

Suun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uumay, -uuntay; -uumi)

Wax meel yaal ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga suun

yeelo | balaatihelmantis | bayd | bayl | dabar | dhaacle | feygamuur | higaag | hiig | hil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg