Ciddi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo ml.)1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciddi ↴
haad-ka-adag | edegkudhufaan | xago | aano | aar | aargud | ablaawe | caddidiif | cagajiid | cagajiid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg