Cagajiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Socod aayar ah oo wahsi ku jiro. 2. C. ah: si aan caddaan ahayn u diidid wax loo diray. 3. ld cagajiidid. ld ciddijiid¹.
Cagajiid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagajiid ↴
caajis | udullub | udullub | xaawi | xagaafi | bal | cagajiidid | cagajiidnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg