Ciidaggale

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Halaq yar, aan halis ahayn, midabka ciidda leh oo ciidda ku dhex nool. ld ciiddaggale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciidaggale

ciiddaggale |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg