Ciijiye-weyne
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)(baay.) Unug ballaadhan oo ciijiye ah, oo caadi ahaan laga helo nudaha soo saara unugyada dhiigga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciijiye-weyne ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg