Ciilkambi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld ciilkambiyid.
Ciilkambi
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciilkambi ↴
ciilkambin | ciilkambiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg