ciirid
(m.f.dh)

eeg ciir³. ld ciir¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciirid

ciir [m.l]
1. Firiiric yaryar oo oogada nafleyda ka soo yaaca. 2. ld ciirid.

ciirciirid [m.f.dh]
eeg ciirciir.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg