ciqaabid
(m.f.dh)

eeg ciqaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ciqaabid

jaasee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-seeyay, -seysay)
Ka j.: fal xun oo qof sameeyey ku ciqaabid.

cadaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. (dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin. 2. Cid ciqaabid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg