Cadaab
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. (dii.) Meel aad u kulul, dhibaato badan oo lagu ciqaabo inta Eebbe ku caasiday marka ay aakhiro tagaan; naar. 2. Dhibaato weyn; silic; rafaad.
Cadaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. (dii.) Eebbe, inta caasiday naar gelin. 2. Cid ciqaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaab ↴
naar | ahlunaar | cadaabid | dabnaareed | siraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg