cirbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax hawada sare u ganid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cirbixi ↴
cirbaxeen [m.l] (-nno m.dh)
Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.
cirbaxeennimo [m.dh]
Cirbaxeen ahaansho. ld cirbixiyeennimo.
cirbixin [m.f.dh]
eeg cirbixi.
cirbixiyeen [m.l]
ld cirbaxeen.
cirbixiyeennimo [m.dh]
ld cirbaxeennimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg