Ciribtiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax jiritaankiisa baaba'ay noqosho.


Ciribtiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax jiriitaankiisa baaba'ay ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciribtiran

baabba' | ciribtirmid | ciribtirnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg