Baabba'
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id baabbi'id
Baabba'
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -bbi'i)1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabba' ↴
ba' | baabba' | baabba' | baabba'san | baabba'sanaan | baabba'sanaansho | baabbi'id | yooyootan | carabbaabba' | carabbaabba' |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg