Cirid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Bacaad qorraxdu kululaysay. 2. Kulaylka qorraxda. ld ciriid, cirrid³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cirid ↴
bocool | cirbadhiib | cirbadhiibsasho | cirbadhiibso | ciridhiib | ciridhiibsad | ciridhiibsasho | ciridhiibsi | ciridhiibso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg