Ciriiri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed. 2. Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed. 3. Wax heliddooda adagtahay. 4. Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto. ld cariiri¹.
Ciriiri
Qaabnaxa: f.g/mg1/2 Isrogrogga: (-ryay,-riday/risay;-ryi)1. (f.g) Meel, ciriiri ka dhigid. 2. (f.mg) Ku c.: meel, wax qaadkeeda ka badan ku kordhin. ld cariiri².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ciriiri ↴
aaddi | ibajiiqo | ibayaro | waasac | waasici | abraar | abraarsii | barbax | barbax | cabbur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg