cishiineyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)ld ceshiimayso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cishiineyso ↴
ceshiimeyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax dad ka dhexeeya si gaar ah uga faa'iideysasho. ld ceshiineyso, cishiimeyso, cishiineyso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg