codbixin
(m.dh)

eeg codbixi. ld codbixis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh codbixin

codbixis [m.l]
Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.

xaq-codbixinta [m.dh]
(xuquuq codbixin, m.dh) (qaan.) Xaqa loo dhiibto codka, gaar ahaan marka ay dadku dooranayaan baar-lamaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg