codeyn
(m.dh)(c.af) Laan ka mid ah cilmiga afka oo la xiriira dhawaaqyada ereyada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh codeyn ↴
naxwe [m.l]
1. Laan cilmi afeedka ka mid ah oo lagu barto weereynta, dhismaha ereyada iyo codeynta. 2. Hadal si wanaagsan u dhisan oo murti iyo macno leh. 3. Buug xeerarka naxwaha ka hadlaya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg