Naxwe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Laan cilmi afeedka ka mid ah oo lagu barto weereynta, dhismaha ereyada iyo codeynta. 2. Hadal si wanaagsan u dhisan oo murti iyo macno leh. 3. Buug xeerarka naxwaha ka hadlaya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naxwe

icraab | icraab | cayn | dirayn | fal | kays | qayb | tiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg