codkarnimo
(m.dh)Codkar ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh codkarnimo ↴
afmiinshaar [m.l] (-rro, m.dh)
Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.
afmiinshaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Qof wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto ku meel marin. ld afmiishaaree.
fasaaxad [m.dh]
Hadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg