Conqor

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-ro, m.l)

Biyaqabad yar, aan hoos u dheerayn oo dhadhaab dusheeda ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga conqor

conqorree | conqorreyn | conqorreysan | conqorreysnaan | conqorreysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg