Coobbe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Cunaha awrka ee buufsima marka gulguloonayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga coobbe

coobbayn | coobbee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg