Cubcuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Maqaar dhal xoolaad, wax la cucubay ahaansho. ld cucuban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cubcuban

cubcubnaan | cucuban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg