Cuf-isjiidad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Isa soo jiidashada ka dhexeysa laba walax kasta oo jira.
Cuf-isjiidad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Ifafaalaha la xiriira xoogga soo jiidashada dhulku uu ku hayo walax kasta oo cuf leh, taalana oogada dhulka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuf-isjiidad ↴
dhusinraac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg