Cukan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cukan ↴
uugaan | cokan | cokanaan | cokanaansho | cukanaan | cukanaansho | cukane |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg