Cul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)Weel caanood ama biyood qori dab ah gudihiisa oo dhan xoqid, si loo nadiifiyo. ld cug².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cul ↴
jaakad | naastro | xagaldaac | abjad | baari | baari | baraf-dhagax | baroordiiq | baroordiiq | barroosin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg