Culus
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-uslaa, -uslayd)1. Wax miisaan weyn leh ahaansho. 2. Arrin muhiim ah ahaansho. 3. Arrin xalkeedu adagyahay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga culus ↴
jaakad | naastro | abjad | baraf-dhagax | baroordiiq | barroosin | birilaxooxeed | biyoculus | bur | cayaari |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

