Cumro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Siyaaro sunna ah oo Kacbada lagu tago oo leh sida xajka xarmasho, dawaaf iyo socod. ld cimro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cumro ↴
cimro |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

