Cunaggubyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xanfafka ka dhasha waxyaalo kulul oo la liqay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunaggubyo ↴
cunaggubyoo | cunaggubyood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg