Cuntub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Koox askar ah wada jira. 2. Wax isku xiran sida miraha cinabka iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuntub

cawameer | cutub | moos | turub | xay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg