Cunwaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo. 2. Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo. ld cinwaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cunwaan ↴
cinwaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

