Cuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.

Cuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Weel aad u buuxin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuur

cuurad | cuuran | cuuran | cuurasho | cuurcuur | cuurid | cuurmid | cuurnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg