Cuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Wax aad u buuxa noqosho (weel).
Cuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax la cuuray ahaansho (weel).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuuran ↴
cuurmid | cuurnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg