Cuwaaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cunto yar oo khafiif ah oo la cuno inta u dhexeysa waqtiyada rasmiga ah ee wax la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cuwaaf

cuwaafad | cuwaafasho | cuwaafo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg