Daab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)Qori ama bir la qabsado oo ku rakiban qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado.
Daab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan. 2. ld doog². doog
Daab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Qalab goynta, jebinta, qodidda iwm loo adeegsado, qori ama bir la qabsado ku rakibid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daab ↴
aadaab | daabac | daabac | daabacaad | daabacan | daabacnaan | daabacnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg