Daabax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax. daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax
Daabax
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax². dabaax, dabax
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daabax ↴
daabaxid | daabixid | dabaax | dabaax | dabaaxid | dabax | dabax | dabxid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg