daacid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg daac². ld daacasho. daac, daacasho
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daacid ↴
daacasho [m.dh]
ld daacid. daacid
xagaldaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Baari ama culays ka batay darti, lugtu la laabmid, la daacid, la kufid. ld xagalkaddaac.
xagaldaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaldaac². ld xagaldaac¹, xagaldaaco, xagalkaddaacid.
xagalkaddaacid [m.dh]
ld xagaldaacid.
bahardaacid [m.f.dh]
eeg bahardaac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg