Daadguree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

1. Wax badan meel si degdeg ah uga qaadid. 2. Wax iyadoo meel kale la geynayo halis ka badbaadin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daadguree

daadgurayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg