Daado

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daado

daadasho | nabdaado | nabdaado | halladaado | sadaado | sadaadoo | shiidaado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg