Daaduf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf¹. daadduf

Daaduf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf². daadduf

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaduf

daadduf | daadduf | daaddufid | daadufid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg