Daaqsin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.l/dh)1. Daaq. 2. Fogaanta u dhexeysa guriga iyo meesha ay xooluhu daaqa ugu tagaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaqsin ↴
deen | foof | islajoog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg