Foof

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xoolo daaq doonad ah. 2. Meesha xooluhu daaqaan. 3. Inta u dhexeysa xerada iyo daaqsinta. 4. Kadin geel ah. 5. Daaq. 6. ld foofid. ld soof¹.

Foof

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Xoolo daaq doonasho. ld soof².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga foof

xalfoof | ambabbixi | barqanoqo | foofi | foofid | foofin | foofis | foofiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg