Daaqtag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.

Daaqtag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Xoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaqtag

daaqtegid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg